Madaxweyne Laftagaren oo ka farxiyey shacabka Magaalada Xudur (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo maalmahan ku sugnaa maalmahan magaalada Xudur   ayaa dhagax dhigay Mashaariic Horumarineed. Mashaariicda ayaa kala ah, Dhismaha wado 12km ah, oo ay maalgelinayaan UNDP, Wolrd Bank iyo TIS, Hirgelinta Adeega Koronto Cadceeda ku shaqeeyob(Solar System), dhagax dhiga Xabsiga Xuddur iyo Xarunta Booliska, Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee … Continue reading Madaxweyne Laftagaren oo ka farxiyey shacabka Magaalada Xudur (Sawirro)